DAAWO:Weriyihii Faaliyaha Qaranka ee Universal oo Somaliland ka baryay cafis in ay u fidiso”Hargeysa kama maarmo”
Muqdisho Sept 19,20149SDN/QJ)-Wariyihii barnamiij hore u aflagaadeeyay madaxweynaha Somaliland ayaa haatan waxa uu sheegay in uu khaldamay isla markaana uu doonayo in xukuumada Somaliland ay cafiso.
Wariye Ajakis oo daadihin jiray barnaamijka Faaliyaha Qaranka ayaa waxa uu sheegay in uu yahay nin fanaana oo aan siyaasada shaqo ku laheyn isla marakaana aanau ka maarmeyn dadka iyo degaanka Somaliland.