|

DAAWO:Wasiirka haweenka iyo arrimaha qoyska Jubbaland Ayaa Kudhawaaqday Inay Aqoonsadeen Somaliland

Kismaayo June 10,20159SDN/QJ)-Wasiirka haweenka iyo arrimaha qoyska ee dowlad goboleedka Jubbaland Marow  Qamar Khaliif Xaaji Deeq Ayaa Kudhawaaqday Inay aqoonsadeen Somaliland, Iyaguna Maanta Laga Bilaabo ay raadinayaan Gooni isu-taag.

Muuqaal Cajiib ah oo banaan bixi shalay kadhacay kismayo katurjumaya, ayay sidoo kale wasiiradda weerar kuqaaday Baarlamaanka Somalia.

 

Comments are closed