|

DAAWO:Wariye Mustafe Xaaji Cabdinuur oo khudbad ka hor jeediyay Gollaha Amaanka ee QM

New York July 26,2013(SDN)-Wariyaha caaka ah ee Mustafe Xaaji Cabdinuur ayaa khudbad xamaasad leh ka hor jeediyay Gollaha Amanaaka ee Qaramaa Midoobey.

Wariye Mustafe ayaa Gollaha Amaanka ee QM uga waramay nolosha suxuufiyiinta Soomaaliyeed,DAAWO.

Comments are closed