|

Daawo:Waraysi Dhinacyo Badan Tabanaya oo lala yeshay Mayer ku xigeenka Somaliland Cabdicasiis Cagawayne oo Boqasho ku Jooga Uk

London15Sep15(SDN/QJ) Wariye Daahir oo ka tirsan shaqalaha Tvga Somaliland ayaa waxa waraysi dhinacyo badan tabanaya la yeshay Mayer ku xigeenka Somaliland oo ku sugan Uk iiyada suaalo toos loo waydinayo.

 

Comments are closed