|

Daawo:Suxufiyiinta Magaalada Hargeisa Cambaareeyay Wariye Madax Banaan Oo Cali Xoor Xoor Berbera Ku Afduubtay

sxafi

Hargeisa 5/4/2015(SDN/QJ)suxufiyiinta madaxa banaan ee ka hawl gala magaalada hargeisa ayaa maanta ka soo horjeestay  xadhiga wariye axmed siciid maxamed oo ka mida ahaa wariyaha kalsan tv uga soo warami jiray  magalada berbera

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanewws.com

 

DAAWO sU

Comments are closed