|

DAAWO:Sida Soomaalida loogu dhibaateeyo Yemen & Gabdho sheegay in sedex bilood la kufsanayay

Sanca July 26,2013(SDN)-Waa warbixin sawir ka bixineysa sida loola macaamilo Soomaalida nolol doonka ah ee Tahriibka ku taga dalka Yemen iyaga oo doonaya in ay uga sii gudbaan Sucuudiga.

Waa sawiro naxdin leh ha daawan hadii aad calool jilicsan tahay iyo hadii caruuri ku ag joogto,DAAWO.

Comments are closed