DAAWO:Reer Gebiley oo ka Gadoodey dilkii Saraakiisha Ciidamada Qaranka loogu geystay degaanka Qurulugud
Gabiley Sept 18,2014(SDN/QJ)-Dadweynaha reer Gebiley ayaa isu soo baxyo ay kaga soo horjeedaan dil dhawaan degaanka Qurilugud loogu geystay saraakiil ka mida ciidamada Qaranka Somaliland ka dhigay xaafadaha magaaladaasi.
Ciidamada Booliska ee Gebiley ayaa raasaas ay ku kala eryayeen dadka cabanaya waxa ay sababtay khasaare baxaad leh sida ay ku soo waramayaan suxuufiyiinta madaxa banana.