|

Daawo:Qaar Ka Mida Masuuliyiintii Ururkii Xaqsoor Oo Maanta Xukumada U Soo Jeediyey dhaliilo Dhawra Iyagoo Ugu Baaqay Inay Dhalinta Xadhiga iyo Handidaada Ka Daaya

qqq

Hargeisa 10/2//2015(SDN/QJ)Qaar kamida masuuliyiintii ururkii xaqsoor ayaa maanta ka hadlay dhaliilo badan u soo jeediyey  xukuumada somaliland iyagoo xukuumada somaliland ugu baqay inay dhalinyarada ka dayso handidaada iyo  cago juglaynta  xadhiga balse ay xal kale u raadiso

Hargeisa SDN/QJ

concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed