|

DAAWO:Muxuu Guddoomiyaha Gollaha Guurtidu ka yiri dagaalkii Gollaha Wakiilada iyo dooda Haamaha Shidaalka

Hargeysa Sept 15,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Soomaaliand Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mar ay hareereeyeen saxaafada Somaliland waxa ay wax ka weydiiyeen flkoo foosha xumaa ee shirguddoonka Wakiiladu isku gacan saareen dhawaan.

Sidoo kale waxa ay wax ka weydiiyeen dooda haamaha Shidaalka ee magaalada Berbera ee dagaalkana sababay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO JAWAABTA LA YAABKA LEH EE UU GUDOOMIYE SALEEBAAN BIXIYAY

 

GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDU MAXUU KA YIDHIH DAGAALKII SHALAY EE BARLAMAANKA SOMALILAND

Posted by Ahmed Caynaashe on Sunday, September 13, 2015

Comments are closed