|

DAAWO:Musharaxa xilka madaxweynenimo ee xisbiga UCID oo ka hadlay dilkii saraakiishii ciidamada Qaranka farina u diray reer Gebiley

Hargeysa Sept 19,2014(SDN/QJ)-Musharaxa xilka madaxweynenimo ee xisbiga mucaaridka ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dilkii dhawaanta loo geystay laba ka mida saraakiiha ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan aaga Qurulugud.

Md Jamaal ayaa dawlada Axmed Siilaanyo ku eedeeyay in ay meeqaam hoose aas uGu sameysay saraakiisha isla markaana ku guul dareysatay in ay gacanta ku soo dhigto ninkii dilalka geystay iyo cidii caawisayba.

Musharaxa madaxweyne ee UCID ayaa reer Gebiley fariin u diray uu uGu baaqay in ay nabada ilaaliyaan isla markaana ay isu soo baxyadooda ka dhigaan qaar selmi ah.

 

Comments are closed