DAAWO:Kulankii Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Wasiirka Arrimaha Afrika U Qaabilsan Dawlada Ingiriiska
Hargeysa April 17.2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka. Kulankan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayaa kadib makii u soo idlaaday waxaa si wada jira xogwaran uga bixiyey waxa ay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Mr:Mark Simmonds.
HALKAN HOOSE KA DAAWO