|

DAAWO:Kulan Lagu taageerayo wada hadalka u bilowmay Maamulka Jubaland iyo Dawlada Soomaaliya

Nairobi July 27,2013(SDN)-Kulan lagu taageerayo wadahadalada u furmay dawlada Federaalka iyo maamulka Jubaland ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe oo ka bilowday Muqdisho ayaa lagu qabtay Nairobi.

Kulankan oo ay ka qeybgaleen marti sharaf ay ka mid yihiin Xildhibaano iyo waxgarad kale,DAAWO.

Comments are closed