DAAWO:Hareri iyo Hargeysa iyo Agaasimaha wasaarada Duulista SomalilandAxmed Wiiwaa
Hargeysa July 08,2013(SDN)-Barnaamijka Hareri iyo Hargeysa oo ka baxa TVga Universal ayaa todobaadkan waxa lagu wareystay Axmed Dalal Faarax oo haatan ah Agaasimaha Wasaarada Duulista iyo hawada Somaliland.
Axmed Wiiwaa ayaa caalamka intiisa badan ka soo shaqeeyay waxaanu ka waramayaa waxyaabihii ugu yaabka badnaa ee uu dunida ku arkay,DAAWO.