|

DAAWO:Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo mawqifkooda Somaliland cadeeyay

Hargeysa July 29,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Fanaaniinta Xidigaha Geeska Xasan Dhuxul laabsalaax oo ka hadlay shir jaraqid oo ay hargeysa ku qabteen ayaa sheegay in ay raali gelin ka bixinayaan wareysiyo ay siiyeen TVyo ay ka mid yihiin universal iyo SNTV oo muran ka dhashay.

Waxaanu laabsalaax cadeeyay in fanaaniinta Xidigaha Geesku u taagan yihiin taageerida Qadiyada Somaliland, sidoo kale waxa iyaguna halakaa ka hadlay fanaaniin iyo masuuliyiin kale oo ka mida kooxda Xidigaha Geeska.

 

 

SDN/QJ-Hargeysa

contact@qurbejoog.com   

Comments are closed