DAAWO:Faaliyaha Qaranka iyo Raaiisul Wasaare C/weli Sheekh
Muqdisho Feb 16,2014(SDN)-Barnaamijka mededalada ee Faaliyaha Qaranka ee ka baxa TV-ga universal ayaa todobaadkan lagu soo qaatay wareysi ila qosol ah oo lala yeeshay Raiisul wasaaraha Soomaaliya Md C/weli Sheekh.
Barnaamijkan oo wareysiyo ila qosol ah la yeesha siyaasiyiinta Soomaalida ayaa ka careysiiyay xukuumada Somaliland oo haatan Universal mamnuucay.