DAAWO:Dood xildhibaanada Wakiilada Somaliland ee is haya ay isku wejeheen iyo cida guushu raacday
Hargeysa Oct 29,2014(SDN/QJ)-Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland ee ku kala qeybsan xeerka diiwaangelinta ayaa isku wejahay dood ay martigaliyeen barnaamijka Dooda tvga Qaranka Somaliland.
Xildhibaanada ayaa soo bandhigay doodahooda ku wejahan khilaafka xeerka doorashooyinka Somaliland isla markaana waxa lagu kala calaf qaaday aragtida bulshada ee nuxurka Dooda.