DAAWO:DAGAALKU GAROWE AYUU KA QARXAYAA” GUDD FAISAL CALI WARAABE’
Minneapolis July 08,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee Jamhuuriyada Somaliland Md Faysal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay TV-ga Afro waxa uu uga waramay arimo ku saabsan Somaliland iyo Soomaaliya.
Guddoomiye Faysal Cali waraabe ayaa si gaara ugahadlay faro gelin uu shegay in ay Puntland ku heyso degaanada Somaliland iyo maamul xumo uu ku eedeeyay xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
SDN/QJ-Minneapolis
contact@somalidiasporanews.com