DAAWO:Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu falanqeeyay Odey dhaqameedkii Soomaaliya ee aqoonsaday Somaliland
London May 28,2014(SDN/QJ)-Barnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa TV-ga Horn Cable ayaa lagu lafo guray safar ay dhawaan ku tageen Hargeysa Odey dhaqameedka Soomaaliya oo markii danbena ay Odeyaasha Soomaaliya ay ku aqoonsadeen Somaliland.
Barnaamijka ayaa waxa ka qeybgalay afhayeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Cabdi Aadan iyo aqoon yahan Maxamed Cabdi.
SDN/QJ-London
contact@somalidiasporanews.com