|

DAAWO:Barnaamij kahadlaya Macdanta laga qodayo degaanka simoodi ee gobolka Awdal

Borama Dec 19,2014(SDN/QJ)-Waa barnaamij muqaal ah oo ka waramaya kheyraadka ceegaaga dalka khaasatan degaanka Simoodi ee gobolka Awdal oo haatan laga bilaabay mashruuc soo saarid ah.

Mashruucan oo ay hadal heystiisu aad u faro badneyd todobaadyadii ina dhaafay ayaa barnaamijkani waxa uu soo bandhigaya hawsha egaanka Simoodi ka socota.

Comments are closed