DAAWO:Aamino Muuse Weheliye oo lagu soo dhaweeyay SNTV
London July 30,2014(SDN/QJ)-Suxuufiyada Aamino Muse weheliye ayaa ku biirtay TVga dawlada Soomaaliya oo ay ka sii deyn doonto barnaamijyo ay iyadu curisay.
Aamino ooh ore uga soo sheqeysay warbaahinta shisheeye iyo kuwa Soomaalida isla markaana mar jilaa aheyd ayaa haatan ka hawlgeli doonta TVga SNTV.
SDN/QJ-London
contact@qurbejoog.com