|

Daawo: Xoghayaha Xaquuqal Insaanka Xisbiga Ucid Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadiyada Ka Dhaca Dalka Xukuumada Ku eedeyey Inay Ka Kow Tahay Tacadiyadaa

xaquuqda ucid

Hargeisa  11/12/2014(SDN/QJ)Xoghayaha xaquuqal insaanka xisbiga ucid ayaa manta xukuumada madaxwayne siilanyo ku  eedeyey  inay  ku tumatay  meelna kaga dhacday xuuquda muwadiniinta somaliland sidoo kalena waxa uu xukumada ku eedey inay meel kaga dhacday xuquuqdi saxafadmadaxbanan

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed