DAAWO: Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Ka Dooday Heshiiska Dekedda Berbera
Lodnon, 28,5,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa dood ku saabsan heshiiskii Somaliland iyo UAE Ee Dekedda Berbera.
Doodan ayaa waxaa ka qayb galaya Xoghayaha Ganacsiga Iyo Maalgashiga Ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Iyo Guddoomiyaha Xisiga Kulmiye ee UK Xariir Xirsi Adar.