DAAWO: Xildhibaano Kasoo Jeeda Degmada Oodweyne Oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye
Hargeysa, 1,8,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah xildhibaanada deegaanka degmada Oodweyne ee gobolka Togdheer ayaa waxa ay maanta si rasmi ah ugu biireen xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye, iyadoo madaxda xisbigaasina ay kusoo dhaweeyeen.