DAAWO: Wasiirka Waxbarashada iyo Gudoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Natiijadii imtixaanaadka.
Hargeysa,1Sep,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashhada Somaliland Mudane Faarax Geedole Iyo Gudoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka Daaud gadhweyne ayaa si wada jira saaka Ugu Dhawaaqay Natiijadii Imtixaanka Shaadiga ah Ee Sanadkan Dugsiyada Dhexe Iyo Kuwa Sareba
Imtixaanka Ayaa Waxa Sanadkan U Fadhiistay Arday Tiro Badan Waxaana Sanadkan Imtixaanka Ku Cusub In Saddex Meelood Loo Kala Qaaday Ardayda U Fadhiisatay Imtixaanka Qaabka Lagu Qiimaynaayo Natiijada
1:Puplic Dugsiyada Dawlada Oo Si Gaar ah Loo Saxay
2:Private Dugsiyada Gaar ka ah Oo Si Gaar ah Loo Saxay Imtixaankooda
3:SoS Dugsiga Sos Oo Si Gaar ah Loo Saxay Imtixaankiisa.
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas oo Faahfaahsan.
QJ/SDN:Hargeysa