Daawo:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Fariin Ku Aadan 18 May U Diray Shacabka Somaliland
Hargeysa, 15,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay guryahooda iyo meheradahooda ku qurxiyaan calanka astaanka u ah Somaliland.