|

Daawo: Wasiir Waran-cadde Oo Lagu Yaqaanay Cayda Somaliya Oo Si Qabaw Uga Hadlay Weerarkii Ciidanka Bada Ee Jabuuti

Jabuuti (SDN/QJ) – Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa si baqasho ku jirto uga hadlay dilka iyo dhaawaca sumcada ee ay jabuuti isugu dartay ciidanka iyo guud ahaan Somaliland, Jabuuti ayaa ciidanka dalka ee ay rasaasta la dhaceen ku tilmaamay maleeshiyaad halka dalkana ay ku sheegeen Somaliya.

Comments are closed