Daawo:- Wasiir Sacad Cali Shire Oo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Uga Warbixiyay Heshiiskii Dekedda Berbera
Hargeysa, 16,5,2016 (QJ.SDN) – Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland gaar ahaan guddida daba-galka hantida qaranka ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr.Sacad Cali Shire iyadoona ka wada hadlay heshiiskii dekedda Berbera.