DAAWO Warsaxafadeed Hogaanka Xisbiga Waddani UK oo Cambaareeyey xadhiga SULDAANKA SABEYSE
London Sept 21,2015(SDN/QJ)-Hogaanka xisbiga Wadani ee dalka UK ayaa warsaxafadeed ay soo saareen waxa ay ku canbaareeyeen falkii dawlada Somaliland ay xabsiga ku dhigtay Suldaan Mawliid Sabeyse.
Masuuliyiinta Wadani ee UK ayaa dalbaday in suldaan Mawliid Sabeyse si deg dega xoriyadiisii iyo xasanadiisaba dib loogu celiyo.
Halkan Hoose ka daawo warsaxaafadeedka Masuuliyiinta xisbiga Wadani ee UK.