|

DAAWO: Wareysi Xasaasi Ah Oo Markii Ugu Horreysay Lala Yeeshay Madaxweynaha Maamulka Jubaland

Kismaayo,23,6,2016 (QJ/SDN) – Wareysi gaar ah oo markii ugu horreysay ay la yeelatay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA madaxweynaha maamulka jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah kuwaasi oo ku saabsan Soomaaliya iyo wadamada deriska la ah.

Comments are closed