|

Daawo Waraysi Xiiso Badan oo Duuliye Sare Maxamud Maxamed Xayd kaga Sheekaynayo Waayihiisii Duulimaadyada Dagaal

duuliye SareLondon 24.March 2014 (SDN)- Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa waraysi xiiso badan oo lala yeeshay duuliye sare Maxamuud Maxamed Xayd oo mar ahaa duuliyihii wadi jiray diyaaradii Gaanni,Waxa uu Si Xeel dheer uga Sheekaynayaa Sababihii ay Dawladii Somalia u tahli kari wayday Dagaalkii ay la Gashay Itoobiya isagoo Wadi Jiray Diyaarad kuwa Dagaalka ah oo ay Itoobiya Khaati ka Istaagtay.

Waraysigana waxaa qaaday wariyaha caanka ah ee Maxamud Ducaale,Waxaa kale oo Duuliye Sare Maxamud Maxamed Xayd uu ka Sheekeeyay arrimihii Gundhiga u ahaa Gadoodkii Shacabka Somaliland iyo Waayihiisii Ururkii SNM.

London SDN,

Qurbejoog.com

Comments are closed