|

DAAWO: Waddadii Lixaad Ee Laga Hir Geliyo Magaalada Laascaanood Oo Xadhiga Laga Jaray

Laascaanood,23,6,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo mudooyinkii u danbeeyey laga waday horumar dhinaca wadooyinka ah ayaa laga hir geliyey wadadii lixaad, taas oo ay xadhiga ka jareen masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo.

Comments are closed