DAAWO: Somaliland Oo Beenisay in UAE uu Hub Ku Caawiyay.
Berbera: 4july,2015(QJ/SDN)-Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor Xoor ) ayaa xalay Shir Jaraa’id Warbaahinta Gobolka Saaxil Ugu Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Wararka Sheegaya In Imaaraadka Carabtu Uu Somaliland Ugu Deeqay Hub Saanad Milatari Isagoona Maareeye Cali Sheegay In Warkaasi Haba Yaraatee Aanu Sal Iyo Raadtoona Lahayn, Hub Somaliland Loogu Deeqayna Aanu Jirin, Waxa Kale Oo Intaasi Ku Daray In Aanu Jirin Markab Sida Hub Ama Saanad Ciidan Oo Kusoo Xidhay Dekeda Berbera.
HALKAN KA DAAWO MUUQAAL, MAAREEYAHA OO ARINTAAS KA HADLAYA.