DAAWO: Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre: Reer Yoonis haka bexeen dagaalka Laascaanood
Toronto Feb 20, 2023 (QJ) – Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre oo sheegay dagaalka qura ee xaqa ah waa ka Muuse Biixi dalka looga saarayo, ciidamada Beeshana angaa kafaale qaadeyna, Garaadaduna hanaga war sugeen.