Daawo Sawirro Xul Ah Shirkii Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Oo Maalinkiisii Labaad Galay.
Hargeysa,26july,2015(QJ/SDN)- Shirkii wada tashiga xisbiyada mucaaridka ah ee somaliland ayaa maalintiisii labaad galay waxaana la filayaa in maalinka barri ah lasoo gunaanadi doono, shirka oo maanta qodobaysnaa, ayaa waxa ugu muhiimsanaa qodobadii laga hadlay, dhaqaalaha,siyaasdda arrimaha dibadda, dib u dhaca doorashada iyo qodobo kale, waxaana la filayaa in go;aamo laga soo saari doono insha allah.
HADABA HALKAN KA DAAWO SAWIRO XUL AH OO SHABAKADDA QURBE JOOG IDIINKA SOO QAADAY SHIRKA.