|

Daawo: “In Cabdiraxmaan Lagu qabsado Microfoonka iyo annaga waa lana kala ilaaliyaa wax horena waa Hibanaynayaa,”Suld. Maxamed Suld. Xirsi-qani

Hargaysa 15.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Galbeedka Magaalada Burco Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ayaa Markii Kowaad ka hadlay dhacdadii ay isku faro saareen Gudoomiye C.raxmaan Cirro iyo Ku xigeenkiisa 1aad Mudane Baashe Maxamed Faarax Waxaanu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka dalbaday inuu ka hadlo falkaa foosha xun ee ka dhashay Cida Maamusha Golaha Wakiiladda.
Suldaanku wuxuu ku Goodiyey inay Beel ahaan Mawqif ka qaadan doonaan hadii uu Madaxweynuhu ka hadli waayo dhacdadaas

Comments are closed