|

Daawo:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Hargeysa Kusoo Laabtay Kadibna U Dhoofay Imaaraadka Carabka

Hargeysa, 8,5,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland ayaa kasoo laabtay booqashadii dalka Jabuuti halkaasi oo uu kaga qayb-galay caleemo saarka madaxweynaha Jabuuti oo markii afraad sheegay in loo doortay madaxtinimada dalkaasi, iyadoona madaxweyne Siilaanyo uu muddo kooban oo uu Hargeysa ku sugnaa uu u dhoofay dalka Imaaraadka Carablta.

Comments are closed