|

(DAAWO) Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Weftigiisii oo u Kicitimay Maraykanka oo ay Marti qaad ka heleen

London 20.April (SDN) Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta u ambo baxay Xarunta Wadanka Maraykanka ee washitoon,kadib markii ay maalmihii u danbeeyay ku sugnaayeen Magaalada London.

Wasiirka arrimaha Dibada Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Sharaxaad ka bixiyay Socdaalka Weftiga Madaxweynuhu ugu Kicitimay Maanta dalka Maraykanka.

 

 

London SDN.

qurbejoog.com

Comments are closed