DAAWO Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Soo dhawayntii Caasimada Maraykanka ee Washington
Washington DC. 21.April (SDN) Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa booqasho ku yimid wadankani maraykanka gaar ahaan magaalada washington,DC.Kadib Markii ay Marti qaad rasmi ah ka Heleen Dawlada Maraykanka.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxaa Safarkan ku Wehelinaya Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada, Waxaana loo qaabilay Hab maamuus sareeya.
Washington SDN.
Qurbejoog.com