|

Daawo:- Madaxweynaha Soomaaliya Oo Shaaca ka qaaday In Uu Markale Yahay Murashax – Wareysi Dheer

Washington, 23,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga magaaladan Washington DC ayaa waraysi khaas ah siiyey idaacadda codka Mareykanka ee VOA.

Waraysiga waxaa la yeeshay madaxa Idaacadda VOA qaybteeda afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow.

Madaxweynaha ayaa waraysiga ku sheegay inuu mar kale yahay musharrax u taagan doorashada madaxweynenimo ee sannadkan ka dhacaysa Soomaaliya.

Haddaba, Wareysigan oo dhinacyo badan taabanaya Halkan hoos ka daawo;

Comments are closed