|

Daawo :Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Ku Dhawaaqay In Xal Laga Gaadhay Khilaafkii Siyaadadeed Ee Ka Dhshay Mudo Kordhinta

 

S.SAYLICIHargeisa 27/5/2015(SDN/QJ)xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa dhwaaqay heshiiskii ay ka gaadhen khilaafkii siyaasaded ee ka dhashay mudo kordhint ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxwayne siilanyo heeshiikani ayaa markii kulankii afraad ee ay yeeshan xisbiyada mucaaridka xukuumadu ayaa markii kulankaasi soo idlaaday waxa saxaafada la hadlay sadexda gudoomiye xisbiyada kulmiye ucid wadani iyo madaxwayne ku xigeenka somaliland oo dhamntood sheegay in heshiis xal laga gaadhay waxana hadaldoodii ka mid ahaa

 

 

Hargeisa SDN/QJ

Concat2@omalidiasporanews.com

Comments are closed