|

Daawo:- Maareeye Cali Xoor-xoor Oo Laga Wareejin Doono Maamulka Dekedda Berbera

Hargeysa, 10,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland  Sacad Cali Shire oo xukuumada  u saxeexay hishiiska wareejinta dekada Berbera oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley arintaasi

Waxaa uu sheegay wasiirku in maamulka dekada ay la wareegi doonan gudi isku dhaf ah oo ka kala socota labada dhinac ee Somaliland iyo shirkada maamuli doonta dekadaasi ee DP World isla  markaana ay dekadu yeelan doonto gudi Boodh ah

Arintan ayaa waxaa ay meesha ka sareysa in  meesha ka baxo  Maraaye Cali Xoor Xoor oo maamulka dekadaasi majaraha u hayey muddo ka badan 20.

Comments are closed