|

DAAWO: Lamaane Soomaali Ah Oo Soo bandhigay Sirta Jacaylkooda

London,23,6,2016 (QJ/SDN) – Qoyskan ayaa ka hadlay wanaaga Jacaylka iyo sida loogu baahanyahay in aad Lamaanahaaga u muujiso dareenkaaga Jacayl una adeegsato ereyada Macaan ee soo jiidashada leh.

Lamaanahan ayaa la magacbaxay Lamaanaha Jacaylka ama (The Somali Love Couple) maadaama ay awoodeen inay jacaylkooda isu muujiyaan, ugana faa’iideeyaan qoysaska kale ee aan weli u suurto galin inay isla fahmaan waxa uu jacaylku yahay iyo sida Jacaylka loo Jilo.

Comments are closed