Daawo jaamac Riyo oo si adag u dhaliilay Xukuumada
Hargeysa Nov 25,2014(SDN/QJ)-Abwaan jaamac Riyo oo ka mida golaha guurtida ayaa Xukuumada ku eedeeyey inay gaf ka gashay degmada axmed dhagax,
iyadoo Xukuumadda Wakhtigeedii Gabaabsi yahay, Haddana waxbaa u sii dheeroo Waxad Mooddaa qaab warwar inay ku jirto, kuwaas oo ay kamid yihiin Reer Soo Dhawee, Reerna Geeska Yara Geli, taas oo ah Astaamaha Digtaytarka.” Ayuu yidhi Jaamac Riyo.