Daawo Hablaha Guban iyo Xeeb ee Reer Uk oo Casho sharaf ku Maamusay Maamulaha Madaarka Hargeysa
London09April16(SDN/QJ) Xaflad aad iyo aad u qima badan oo kulmisay dhamaan bulshada reer Uk ku dhaqan oo ay soo qaban qabiiyeen Habalaha Guban iyo Xeeb o lagu soo dhawaynayey Maamulaha Madarka Hargaysa Mudane Maxamed Yusuf ayaa waxa ka dhacday Galbeedka London,Xafladan oo ka soo qayb galeen Fanaaninta reer Uk Odayaal dhaqameed iyo La taliyaha madaxwaynaha arimaha Bariga iyo ganacsate iyo Haweenka reer Uk oo aad ugu mahad celiyey Hablaha Guban iyo Xeeb sida qiimaha iyo sharafta ku jirto ee u soo dhaweyeen Mamuulaha Madarka oo dhinaciisa uga mahad celiyey Hablaha Guban iyo Xeeb oo mujiyey xilkasnimo iyo qadarin .
Halkan ka daawo sawiro iyo Vidayaw