Daawo:- Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Xaaladda Banka Qool-cadey ee Degmada Sallaxley
Hargeysa, 24,4,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha aqalka wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro ayaa maanta ka hadlay xaaladda banka qool-cadey, isagoona gudoomiyuhu baaq nadadeed u diray dadka deegaanka.
Sidoo kale gudoomiyuhu waxa uu xukuumaddda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in arrinta banka Qool-cadey ay si masuuliyadi ku jjirto u waajahdo.