DAAWO: Garaad Cumaamadii ka dhacday”Umad idinka nasab liidata in ay idinka qaadaan doonista ma aha,HabarJelona Isaaqa kale waan ka neceb nahay”
Saaxdheer July 29,2014(SDN/QJ)-Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac ayaa hadal uu ka jeediyay madal lagu xusayay Ciidul fidriga waxa uu ka sheegay hadalo deel qaaf ku ahaa madasha iyo mansabka umadeed ee uu huwan yahay.
Garaadka ayaa hadaldiisa laga dhadhansanayay inuu yahay nin daad qaaday xubo cuskay,ka dib kolkii beeshiisu la qaadan weyday colaad siyaasadeed oo uu ku khamaarayay nolosha dadka ood iyo ab wadaagta ah ee reer Sool.
HALKAN KA DAAWO GARAADKA SIDA UU CUMAAMADA ISAGA TUURAY
SDN/QJ-Saaxdheer
contact@qurbejoog.com