|

DAAWO Gabay ka hadlaya Xaalada Somaliland Filashada ay Shacabku ka rajaynayeen inuu Madaxweyne Siilaanyo Qabto iyo arrimo kale

Hargaysa 12.May (SDN) Gabaygan oo lagu magacaabo  Iswaydaar,Waxaa Curiyay Abwaan C.raxmaan Cumar Cashuur “Baadi Doon” isagoo soo baxay 27.July.2012 oo ahayd Maalintii uu Madaxweyne Axmed Sillaanyo Talada Dalka kala Wareegay Madaxweynihii Hore Daahir Riyaale Kaahin.

Wuxuu Abwaanku si farshaxnimo leh Gabaygiisa ugu Suntayaa Waajibaadka uu Madaxweyne Siilaanyo Qaaday ,Hogaanka laga sugayo iyo Weliba sida Shacbigu ugu ooman yahay Waxqabad,Isagoo Taas badalkeeda ku tilmaamay in hadii uu ku kaco arrin aan ummadu la qabin amase taladii loo dhiibay sideedii uga soo bixi waayo inay Dhaxal siin doonto Cawaaqib Xumo.

waxba yaanan Hadalka Badina ku soo dhawaada Gabayga Is weydaar iyo Abwaan Cashuur

 

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed