DAAWO: Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Ka Hadashay Qaabka Loo Soo Xulayo Xildhibaanada Somaliland Uga Qayb-galaya Baarlamaanka Federaalka
Nairobi,21,5,2016 (QJ/SDN) – Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka tirsan baarlamaan Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay qaabka loo soo xulayo xildhinaanada Somaliland uga mid noqonaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoona sheegtay in odayaasha beeluhu soo xuli doonaan.