|

Daawo:- ‘’Dadku Markay arkaan adiga Oo hantidii Ummadda Boobaaya Sideebay ugu Kal soo-naan Karaan Heshiiska aad gasho?’’

Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray  [Aadan Siiro] ayaa ka hadlay heshiiska dekedda Berbera ee Somaliland iyo Imaaraatka Carabta, isagoona sheekhu sheegay in ay adagtahay in ay dadku ku kalsoonaadaan heshiiska ay xukuumaddu ka gashay dekedda Berbera.

Comments are closed