|

Daawo Ciidamada Amisom Oo Diyaaradaha Dagaalka U Adeegsaday Deegaano Hoostaga Gobolka Hiiraan ( DAAWO)

Baladweyne,6Aug,2015(QJ/SDN)-Deegaano hoostaga Gobolka Hiiraan ayaa Waxaa maanta uu Dagaalo ku dhex maray Ciidamada Dowladda oo gacan ka helaya kuwa Amisom iyo Ciidamada Ururka Al Shabaab, Dagaaladan ayaa waxa ay ka dhaceen tuulooyin ku yaal inta u dhaxaysa Baladweyne & Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan.

HALKAN KA DAAWO:

Comments are closed